(WRB)Maamulka Puntland ayaa beeniyay in waxgarad iyo siyaasiin ka soo jeeda maamulka Puntland ay heshiis la gaareen maamulka Somaliland oo ay ku dagaalameen gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Warfaafinta maamulka Puntland…
Category
WARARKA MAANTA
(WRB)Donald Trump, Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka, ayaa Dowladda Ruushka ugu yeeray in ay jabsato Emiladii Hillary Clinton, ay adeegsatay xilligii ay ahayd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka. Donald Trump, ayaa Musharaxa…
Dhageyso Wareysi Dr Sheekhnuur Oo Ka Hadlay mooshinka Laga Gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka KG iyo Arimo Xasaasi Ah.
written by Warsan Radio
Sheekhnuur Abukar qaasim waxaa uu ka mid yahay waxgaradka ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaana uu ka hadlay moooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha baarlamaanka Koonfurgalbeed soomaaliya. Sheekh nuur…










