Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumada federaalka Soomaaliya Pro C/laahi Sheekh Cali Qaloocow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Beydhabo.Wafdiga Wasiir ku…
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Madaxweynaha KGS Shariif Xasan Sheikh Kahadley Amaanka Oo Goboladaan KGS
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan ayaa ugu baaqay shacabka Koonfur Galbeed inay u istaagaan la dagaallanka Maleeshiyada Al-shabaab. Wuxuu sheegay in dadka looga baahan yahay inay la shaqeeyaan ciidamada…
Shirka Golaha Talo-bixinta iyo Qorshaha Qaranka War-Murtiyeed Golaha Talabixinta Qorshaha Qaranka (GTQQ) ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed ku kulmay taariikhdu markay ahayd 15kii Agoosto…
Dhageyso:Wefdi Hogaaminaayo Wasiirka Hubkadhista Dhaqan Celinta Uu Maleeshiyaadka Maamulka KGS
Wefdi Hogaaminaayo Wasiirka Hubkadhista Dhaqan Celinta Uu Maleeshiyaadka Maamulka KGS Iyo Taliyaha Qebta 6aad Ee Ciidamada Minitiriga Somaliya ibrahim Yarow Iyo Masuulinka Oo Katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Ayaa Somaliya Waxaa …
DAAWO Muqaalka Kulan Tageerayey Xildhibaanad Sareedo Ayaa Maanta Kadhacay Degmada Xudur
Kulan Tageerayey Xildhibaanad Sareedo Ayaa Maanta Kadhacay Degmada Xudur Kulankan oo ahaa mid Laterza taageerayay musharaxnimo sareedo mighena Camardella oo hada ka tirsan barlamaanka islamarkaana dooneysey iney ka soomaaliya mid…
Muqdisho(WRB)Waxaa wali magaalada Muqdisho ka socda Bandhigga Labaad ee Carwada Buugaagta, waana markii Labaad ee magaalada Muqdisho lagu qabto Bandhiga Buugaagta. Bandhiga Labaad ee carwada Buugaagta ayaa waxaa ka qeyb…









