Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM ) ayaa sheegay in ay beesha caalamka ugu baaqayaan in la taageero Soomaaliya inta ay socdaan doorashooyinka lagu wado in ay dalka ka dhacaan…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:Dagaal Qasaaro Dhaliyey Oo Uu Kadhacay Inta U Dhaxeysa Baydhabo Iyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay.
written by Warsan Radio
Dagaalkaan Ayaa Yimid Kadib Markii Ciidamada Booliska Dowlada Goboleed Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Urarka Al Shabaab Oo Ay Dagalameen Inta Udhaxeeysa Degmada Baydhabo Iyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Katirsan Gobolka…










