Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howgal ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ay maalmihii la soo dhaafay ay sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. Taliye…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya oo howlgalo ammaanka lagu xaqiijinaayay xalay ka sameeyay Degmada Dharkiinley ee Magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo Shabaab lala xiriirinaayo. Labadan ruux…
Olole ballaaran oo ah tallaalka xannuunka dabeysha ayaa maanta ka bilowday dalka Afghanistan. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo kaashaneysa dowladda Afghanistan ayaa dooneysa in tallaalkan uu…










