barnaamijka kulanka warsan caawa waxaa idiinla socsiinayaa wariye aadan geeseey waa xagee xaruunta cawa iyo kulanka warsan magaalada baydhabo janaay . Dhageyso:-barnaamijka kulanka warsan caawa waxaa idiinla socsiinayey wariye aadan…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Sawirada : Shir Amaanka Loogu hadlaayay oo Baydhabo ka dhacay & qodobo muhiim ah
written by Warsan Radio
Kulan amaanka loogu hadlaayey oo uu shirgadoominayey wasirka hub kadhigista iyo dhaqan celinta Maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Xasan xuseen maxamed ayaa ka dhacay Magaalada Baydhabo . Dhageyso:-Sawirada : Shir Amaanka Loogu…
wareysi aanu la yeelanay Taliye ciidanka Koonfur Galbeed Soomaaliya , caracase taliyaha ciidanka booliska konfur galbeed soomaaliya ayaa ka wareysanay xalada degaanada koonfur galbeed soomaaliya iyo furistaanka wadooyinka wuxuu noo…









