Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareen oo ay dad rayid ah ka buuxeen oo ku taalla magaalada Kramatorsk uu dilay ugu yaraan 50 qof,…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan ka sheegay kulan ay Ganacsatada…
Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallo ka dhacay gobolka Tigray ee Itoobiya intii ay socdeen dagaalladii u dhexeeyay ciidmada dowladda Itoobiya oo kaashanaay maleeshiyaadka Amxaarada iyo Jabhadda TPLF.…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Maanta Shahaado Siiyay Xildhibaano Hor Leh
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaadada Xildhibaanimo oo ay siinayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga…
Aqriso+Dhageyso:-Natiijada TARTAN aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
Natiijada Tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan.Caawa waxaa tartamey Xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Salaamey B.Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo…










