Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 64 aad guutada 7aad ee qeybta 12ka April ayaa howgal qorsheysan oo lagu baadi goobayo maleeshiyaad dil u geystay laba qof oo shacab xoolaley…
Dowlad degaanka ayaa ka hadashay warqad dhawaan la baahinay, taasi oo kasoo baxday wakaaallada korontada ee Jigjiga. Warqaddan wakaaladda kasoo baxday ayaa lagu sheegay in dumarka ka shaqaynaya xafiiska ay…
Waxaa soo baxday inta badan natiijada doorashada madaxtinimo ee Faransiiska, waxaana wareegga koowaad ku horeeya madaxweynaha haatan ee dalkaasi Emmanuel Macron, balse ma uusan helin codad ku filan, sidaasi darteed…
Ruushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo ciidamada Ukraine ay ku wajahayaan dagaal adag oo si weyn loo diyaariyay. Ciidamada Ruushka ayaa dib…
Ali Harbi Ali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah inuu dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka UK, kaasi oo uu ku weeraray…
Garyaqaanka guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa isaga oo ka jawaabayay dacwad uu la’taliyaha Amniga Qaranka Farmaajo ee Fahad yaasiin Xaaji Daahir uu u gudbiyay Maxkamadda Sare, taas oo ku saabsan…