Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Warsan oo aqrinayo Shuri Ismaaciil Axmed ( Shuri Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
Wafdiga Xal Raadinta Ee Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Soo Gaaray Magaalada Baydhabo
written by Warsan Radio
Waxaa Goordhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashiooyinka heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Guddoomiye…









