Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyeyaasha KMG ee labada Gole ee Baarlamaanka 11aad. Rooble ayaa kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa doorashooyinka, iyo in si dhaqse…
Category
WARARKA MAANTA
Doorashada kursi ay ku tartamayaan lix Musharax oo Jowhar ka dhaceysa maanta
written by Warsan Radio
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadada Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa lix Musharax oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106. Doorashada ayaa dhici doonta maanta sida ay xaqiijiyeen guddiga. Kursigaan waxaa horay ugu…
Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka oo kulankii ugu horreeyay yeelanaya
written by Warsan Radio
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee labadiisa kuxigeen ee Baarlamaanka 11aad ayaa la filayaa in Maanta ay Magaalada Muqdisho kuyeeshaan kulankoodii ugu horreeyay. Guddiga oo shalay la magacaabay…
Hoos:- Dhageyso Qeybta 17 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada .B Dhageyso;- Barnaamijka Beeraha ee Qeebta 17aad was last modified:…










