Caawa waxa Radio Wasran ee Magaalada Baydhabo tartanka cilmiyeedka ka socdey ku tartamey xaafadaha kala ah Boonkay A iyo Horseed B,xaafada walba waxaa la su’aaley 7 su’aal Boonkaay A 7-10…
Ciidamada Nabadsugida qeybtooda Duufaan ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa saacadihii la soo dhaaday ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Howlgalka ayaa lagu baarayay dadka…
Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa laba habeen kadib ka hadlay dhacdo 5 Ruux oo Shacab ahaa lagu dilay oo ka dhacay meel u dhow tuulada Caleen ee Dagmada Shilaabo ee…
Waxaa sii kordhaya khasaaradaha nafeeed iyo midka hantiyadeed ee uu geystay roobka dabeyaha wata ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degano katirsan waddanka koonfur Afrika. Ugu yaraan 341 qof…