Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo su’aalTartankooda waxaa uu ku soo idlaadey BreejoIsha B 8 dhibcood Salaamey A 8 dhibcood Dhageyso:-Natiijada tartan…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa marka hore Ciidamada ugu hambalyeeyay sanad-guuradii 62aad oo ku beegan markii la Aas’aasay oo Maanta ay Ciidamadu u dabaal degayaan.…
Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii 62-aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Ciidanka Xoogga Dalka ee 1960-kii. Madaxwaynaha ayaa…
Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska Ciidanka xoogga
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay 62 sano guuradii kasoo wareegtay Aas’aaska Ciidanka xoogga dalka ee ka socoto Wasaaradda…










