Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Pakistan ayaa xalay xilkii ka xayuubiyay Ra’isul Wasaare Imran Khan, kaddib markii ay soo gaba-gabeeyeen ismari-waa qaatay ku dhawaad 14 saacadood, kadibna ay qaadayeen codka kalsoonida.…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedkq Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada…
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii todobaad waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xubnaha ugu horreeyay…
Axmed Madoobe oo sheegay in deg deg lagu dooran doono kuraasta dhiman ee G/ Gedo
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa…










