Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, saraakiilka tirsan Qaramada Midoobay,waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira wax ka qabashada…
WARARKA MAANTA
VIDEO Shariif Xasan oo ka hadlay inuu R/WASAARE magacaabayo “Waan Miyir Qabaa, ee Ma Waali”
Shariif Xasan oo ka hadlay inuu R/WASAARE magacaabayo “Waan Miyir Qabaa, ee Ma Waali” https://www.youtube.com/watch?v=BqwO6svq1rM&feature=youtu.be VIDEO Shariif Xasan oo ka hadlay inuu R/WASAARE magacaabayo “Waan Miyir Qabaa, ee Ma Waali”…
Akhriso:-Maqaal uu qoray Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud (Soomaaliyey I Maqal)
{WARSANRADIO} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoray Maqaal uu cinwaan uga dhigay (Soomaaliyey I Maqal), kaasoo la soo gaarsiiyay Bogga WARSANRADIO.com. Maqaalkan ayuu Madaxweynihii hore kaga hadlayaa sooyaalka…
dhageyso:-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiiro ah
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiiro ah oo ka shaqeyn doona gurmadka abaaraha deegaannada uu maamulka maamul gobolleedka Hirshabeelle. dhageyso:-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddi heer…
AKHRISO:-Baarlamaanka Soomaaliya oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada
{WARSANRADIO} Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh u ansixiyay Xukuumadda cusub iyo barnaamijkeeda, kaddib markii cod loo qaaday. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye…








