BARNAAMIJKA FANKA IYO SUGAANTA IYO SHUKRI BIDHAAN MAXAA KALA HAYSTA HEE https://www.youtube.com/watch?v=lSygcda_ZL0 Dhageyso BARNAAMIJKA FANKA IYO SUGAANTA IYO SHUKRI BIDHAAN MAXAA KALA HAYSTA HEE was last modified: March 30th, 2017…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa kulan kala qaatay wafdi ka socday dalalka Tanzania iyo Pakistan,
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa arrimaha Abaaraha kala hadlay Ganacsato iyo Culumo ka socota dalalka Tanzania iyo Pakistan, kadib kulan uu kula qaatay Magaalada Beledweyne. Guddigan Deeqda raashiinka…
Dhageyso: Shacabka ku nool mgaalada beledweyne ayaa ka hadlay Ansixintii Golaha Wasiirada cusub ee soomaaliya.
written by Warsan Radio
BELADWEYNE-{WSR}-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay ka hadleen Go’aankii xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay ku ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya,…









