{WARSANRADIO}Telefishinka Qaranka ee dalka Jordan ayaa si layaab ah isugu qalday Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Mauritania oo ka qeyb galayay Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee lagu soo gaba gabeeyay.
Arrintan ayaa aheyd mid saacadihii la soo dhaafay si aad ah looga hadal hayay baraha bulshada, iyadoo wariyaha sida toos u tabinayay shirka Jaamacadda Carabta uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qalday Madaxweynaha Mauritania.
ย
Telefishinka Qaranka ee dalka Jordan ayaa si layaab ah isugu qalday Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Mauritania oo ka qeyb galayay Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee lagu soo gaba gabeeyay.
Arrintan ayaa aheyd mid saacadihii la soo dhaafay si aad ah looga hadal hayay baraha bulshada, iyadoo wariyaha sida toos u tabinayay shirka Jaamacadda Carabta uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qalday Madaxweynaha Mauritania.
Boqorka Jordan Boqor Cabdalla-ha Labaad ayaa markii uu ku soo dhoweynayay Madaxweyne Farmaajo xarunta shirka uu ka dhacayay, ayaa waxaa Wariyihii sida tooska ugu soo tabinayay Telefishinka waxaa uu sheegay in Boqor Cabdalla uu salaamayo, soona dhoweynayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga Mauritania Mohamed Ould Abdel Aziz