500 oo qoys oo danta yar ah degan tuulada buulo barako oo masaafo 50 kiilo mitir dhanka konfured kaga began magaalada baydhabo xarunta gobolka bay ayaa waxaa la gaarsiiyey deeq raashiin ah oo isugu jirtey bur bariis sokor saliid timir iyo caaano
Deeqdan la gaarsiiyey deegaankaas waxaa gaarsiiyey hay,ada Aid Direct somaliya iyadoo deegaankan buulo Baraka ay tahay markii ugu horeyso oo kaalmo gargaar ah la gaarsiiyo xili deegaankaas iyo kuwa ku dhow dhow ay maamulayan alshabaab waxaana maanta wafdigii halkaasi gaarey la socdey wasiiro ka tirsan maamulka konfur galbed somaliya oo iska cabin hal;kaasi kala kulmey balse u suurto gashey in 500boqol oo qoys oo ku dhaqan tuuladas ay deeq gaarsiiyaan
Xasan axmed sh maxamed madaxa xafiiska direct aid somaliya ayaa ugu hioreyn faahfaahiyey deqqdaan iyo sida ay uga goan tahay taakuleynta
Gudoomiyaha maamulka degmada baydhabo c/laahi cali maxamed watiin ayaa dhankiisa halkaasi ka Hadley
https://www.youtube.com/watch?v=WB3DHIjtbf0&feature=youtu.be