{WARSANRADIO} Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo soo gaba gabeeyay safaro uu ku marayay dalalka Khaliijka ayaa dadaal ugu jira sidii loo soo afjari lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya…
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxa qeybta horumarinta ee laanta haweenka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Faadumo Dayib Qaasim.…
{WARSANRADIO} Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono Wariye…
Akhriso+(Sawirro):-Xogeyaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo maanta xilka wareejiyay
{WARSANRADIO} Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilka ku wareejiyay Xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Maxamuud Xasan (Azhari). Munaasabad…









