{WARSANRADIO}Wasiirka wasaaradda diinta iyo Aw qaafta Sheekh khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aanay jirin kiniisad cusub oo loo ogolaaday balse ay jirtay in kiinsadii hore u jiri jirtay in…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirka dastuurka oo aan hor tagin baarlamaanka iyo buuq siyaasadeed oo arintaa ka dhashay
{WARSANEADIO}Wasiirka wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil oo maanta qorshuhu ahaa in uu hortago baarlamaanka Soomaaliya si su’aalo loo weydiiyo ayaa arintaa ka cudur daartay sababo la xiriira caafimaadkiisa.…
{WARSANRADIO} Mr. Nuuraddiin Ibraahim Yuusuf ayaa dakareetada isku shaandhaynta Wasiirada M.G.K.S ka hor aqriyay qaar ka tirsan Wasiirada iyo Xildhibaanada Barlamaanka K.G.S ee ka dhacday Hoolka Baarlamaanka Madaxtooyada. Dhageeyso:- Af-hayeenka…
Dhaheeyso:-Madaxweynaha Maamulka K.G.S ayaa hadalo kooban ka jeediyay Munaasabadda isku shaandhaynta.
{WARSANRADIO}Waxaana uu madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan uu kula dardaarmay Wasiirada isagoo la hadlaayay in ay muujiyaan wada shaqayn kuwii xilka loo daayay iyo kuwii Dhaheeyso:-Madaxweynaha Maamulka K.G.S ayaa hadalo…
Dhageyso:- Wareysi Xasaasi Ah Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar oo ka bidiiday isku shandhaynta W KGS
Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cumar oo ka bidiiday isku shandhanta golaha wasiirada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya aniga ma ansaxiinayno waa siduu hadalka u dhigay xildhibaanka , Dhageyso:- Wareysi Xasaasi Ah…










