Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Soomaaliya , Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya,Peter G. Munya.…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Madaxweyne Farmajo oo ka qeebgalay munaasabad loo qabtay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo salaadda ciidda kula tukaday Dugisga Tabobarka ee…
Akhriso+Sawiro:- Madaxweyne Waare oo Shacabka reer Jowhar la tukaday Salaada Ciidda
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa saakay subaxnimadii la tukaday salaada Ciidul Adxaa shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar. Salaada Ciidda ayaa lagu dukaday Masaajidka Carabta Xaafadda Horseed ee…
Akhriso:-AMISOM oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday inay Nabbadda ka shaqeeyaan
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ergeyga Gaarka ah Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Caetano Jose Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku began. Mr. Madeira…
Dhageyso+Sawiro:-Ciidankan ayaa lagu tababaray garoonka diyaaradaha Baydhabo, waxaana tababarooda iska kaashaday Midowga yurub iyo hoowlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ka socdo Afrika AMISOM.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Tababarayaasha ciidankan carbiniyay waxay ka socdeen Dowladda Ingriiska oo mudo halsano iyo sided bilood tababarayay ascertain tababarka uu u soo xirmay sida uu sheegayo Loftanant Colnel ANDY Downy. Waa…










