Baydhabo Somaliya{WMN}-Dhoofinta Dhuxusha oo si Xowli ah ugu socota Kismaayo iyo Ciidamada Jubbaland Oo Xirey Hotel ku yaala kismaayo Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa sheegay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 23rd, 2018…
Akhriso:-Ammaanka Madaxtooyada magaalada Jigjiga oo laga wareejiyay ciidamada Liyuu Booliska
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ammaanka Xarunta Madaxtooyada ee magaaladaas ay la wareegeen ciidamo milateri ah. Ciidanka Liyuu Boolis oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Taliye ku-xigeenka hay’adda danbi-baarista dowladda Soomaaliya Bashiir Nuur Geedo oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xiray ku dhawaad 28 ruux oo isugu jira saraakiil…
Dhagayso + :- Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo maanta uu kadhacay banaanbax looga soo horjeeday Madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland
Baydhabo Somaliya{WMN}- Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo maanta uu kadhacay banaanbax looga soo horjeeday Madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland Banaanbaxan ayaa waxaa horkacayay Dhalinyarada iyo Qaarb kamid ah Waxgaradka degmada,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC).…










