Dowladda Mareykanka ayaa joojisay dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiyiniinta sidda ay sheegeen qaar ka mid ah Hay’addaha Gargaarka. Heather Nauert oo ah afhayeenka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wararka idaacada Warsan manta waxaa soo saaray sidoo kale idin lasocodsiini doo Wariye C/Kariin Jakaatara Halka Hose ka dhageesta Dhagayso:- Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September…
Akhriso:-Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Madaxa USAID u qaabilsan Qeebaha Waxbarashada iyo Caafimaadka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa hay’adda USAID u qaabilsan adeegga…
Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay marti-gelinayso magaalada Beijing…
Akhriso:-Cabdullaahi Gaafow oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Dhuusomareeb
Baydhabo Somaliya{WMN}- Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa ku guuleystey doorasho ka dhacday magaalada dhuusamareeb taasoo lagu tartamayay doorasho kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya. Goobta ay ka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wararka Warsn caawa waxaa idin soo gaarsiinayaa wariye Bilaal waxaa soo diyariyay C/kariin [Jakaatara] xagii na waa dha geeysiga Dhageyso:-Warka fidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September…









