Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa muujineysaa inkastoo xoogaa horumar ah uu jiro, sharci la’aantu ay hortaagantahay horumarka Baydhabo Somaliya-{WMN}Soomaaliya waxay horumar ka sameysey hubinta xaqa xorriyadda hadalka laakiin waxay u baahan…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowlada Federalka oo amar deg-deg ah dul dhigtey madaxda maamul goboleedyada
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan…
Baydhabo Somaliya-{WMN} Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaasha qaar kamid ah Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir iyo garsoorayaal. Guddoomiyaha Maxkamada degmada Xamarweyne ayaa loo…
Dhageyso+Akhriso:-Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo afartii cisho ee la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay
Baydhabo Somaliya-{WMN} War murtiyeed Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ka soo saareen ayay ug hadleen dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka. Maamul goboleedyada ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin…
Dhageeyso:-Weeraro gooni gooni ah oo ka dhacay gudaha iyo duleedka baydhabo oo gaystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba.
Baydhabo Somaliya-{WMN}Weerar dagaal oo gaadma ah ayna soo qaadeen Al-Shabaab oo ka dhacay saldhig militari Ciidanka Maamul Goboleedka ku leeyihiin deegaanka makoodo oo jahada Koofureed kaga began Baydhabo, qiyaastiina u…
Dhageyso:-Cabduqaadir Emed (Chief Sagaareey) oo waraysi siiyay Idaacadda Warsan Baydhabo ayaa sheegay in mar dhow la go’aamin doono Alif-Maay la isku raacsanyahay.
Baydhabo Somaliya-{WMN} Waxaa waraysigiisa ku sheegay Mr.Cheif Sagaareey, in ay ka filayaan Bulshada ku abtirsata Deegaanada looga hadlo Af-Maayga, ammaan iyo bogaadin ku aadan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta Af-Maayga…
Dhageyso:-Madaxweynaha KGS Shariif Xasan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo,
Baydhabo Somaliya-{WMN}Xildhibaano,Wasiiro Odayaasha dhaqanka Ururada haweenka,Dhalinyarada iyo barbaarta gaashaaman ayaa maant kawada qaybqaatay soo dhawayntii loo sameeyay Madaxweynaha KGS Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo noqday shirkii madaxda Maamul…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warka Caawa waxaa soo saaray Cabdi karin Jakaata isla Jakata hana soo gaarsiiyo Warka oo dhan Dhageeysiga waa xagiina Dhageyso:-Warka Fidnimo ee idaacada Warsan was last modified: September 9th,…










