Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo soo saarey soona jeedinaya Wariye Muxidiin Maxamed Xassan (Xusni) Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan was last modified: May 31st, 2020 by…
Category
WARARKA MAANTA
Isimada Puntland oo bilaabay dadaalo lagu dhex dhexaadinayo Saciid MD Deni iyo Karaash
written by HAJI
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Isimada Puntland ay bilaabeen dadaalo lagu dhex dhexaadinayo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash oo muddooyinkii u dambeeyay…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal lagu baacsanayo Al-Shabaab ka fuliyay tuulooyin hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose Tuulooyinka Buulo Arundi iyo Busleey oo hoostaga degaanka janaale ayey ciidanka…
Shir lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo ka furmay magaaladaas
written by HAJI
Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhowaan ku dagaallamay duleedka galbeed ee magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabiyay maamulka Jubbaland. Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb-galaya odoyaal…









