Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo maanta si aqlabiyad leh loogu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda sanadka 2020 oo la kordhiyay. Guud ahaan…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Horey ayuu ugu hanjabey Donald Trump in Maraykanku xiriirka u jarayo hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO, haddii aysan isbeddel la’imaan. Laakiin habeenimadii Jimcaha, Madaxweyne Donald Trump wuxuu ugu dambeyntii go’aamiyay…
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ra’isal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay iney laga maarmaan tahay iney doorashada xilligeeda ku qabsoonto, sida oo kalana doorashadu ay…









