Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
WARARKA MAANTA
Hoggaanka Madasha Xisbiyada qaran ayaa maanta mar kale kulan qaatay Guddoonka Golaha Shacabka oo ay ka socdeen Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo kuxigeenkiisa 1aad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey. Hoggaanka…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb & Wararkii ugu danbeeyay Dhuuso Mareeb.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Waare ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo billad sharaf guddoonsiiyay xubno ka mida Guddigii Maalmaha Xorriyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha Isxilqaan iyo Maamulka Warbaahinta gaarka loo leeyahay. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi…
Raysal Wasaare Khayre & Danjire Berlanga oo ku rucleeyay Istadium Muqdisho (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Hassan Ali Khayre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Khayre ayaa safiirka Midowga Yurub Nicolas Berlanga…









