Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in go’aano adag ay kasoo bixi doonaan Shirka maanta furmaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Xog hoose oo muhiim ah…
Category
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, iyaga oo ka ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Gobolka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Garoonka Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu horkacayay Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay doorashada 2020/21 ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay…








