Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee isku diyaarinaya Imtixaanaadka sanad dugsiyeedka ee sanadkaan. Wasiir ayaa waxa uu ardayda kula kulmay…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay baaqa Ra’iisul Wasaare Kheyre ee qabashada doorashada dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa adkeeyay…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 62 qof oo cusub, taasi oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalalka Carabta.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda…










