Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed written by Warsan Radio 31/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odayaasha dhaqanka xaaladda Siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed was last modified: May 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga? next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Wasiir Faarax Cabduqaadir oo soo saaray Amar ku socda Bahda Waxbarashada 17/08/2023 Gudoomiyaha golaha shacbaka iyo Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la yeeshay Xildhibaanada ka soo jeeda KG 21/09/2020 Dagaal dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab 29/12/2021 Taliyaha Ciidanka AFRICOM oo kulan laqaatay madaxweynaha Jabuuti 13/06/2020 Maamulka Puntland oo mamnuucday in salaadda Ciidda lagu dukado Masaajidada 21/05/2020 Dad ku dhintay weerar Hoobiyeyaal ah oo ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe 12/05/2022 Maxkamadda gobolka Banaadir oo 10 sano oo xabsi ah ku riday Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda kalluumaysiga 27/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/06/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/09/2020 Sawiro;-Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybagalay Maunaasabad Lagu Dhaarinayey Golaha Wasiirada Cusub 24/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.