Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 12/03/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/11/2021 AKHRISO:-Dowladda Jabuuti oo Eritrea ku eedeysay taageerada Al-shabaab 15/04/2017 Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay 11/12/2022 Madaxweyne Farmaajo “waxaan meel iska dhignay dantii ku saabsaneyd shakhsiga” 23/07/2020 Afar sanno oo kasoo wareegatay Qaraxii 14-ka Oktoober ee Soobe (Warbixin) 14/10/2021 Dagaalo Ka Dhacay Xuduudka Sudan Iyo Itoobiya 18/05/2020 Halwgal lagu soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab 15/10/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/07/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay howlgalada lagula dagaalamayo AS 15/10/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.