Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb written by Warsan Radio 20/07/2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.Wafdiga waxaa Dhuusamareeb ku soo dhaweeyày Mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug sida, Wasiirka Wasaradda , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey iyo duqa Msgaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow.Ujeedka Safarka wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada uu u tegay Dhuusamareeb ay la xiriirto u kuur-galida mashruuca baxnaano ee taakuleynta dadka abaartu saameysay iyo ogaanshaha heerka nolosha ee barakacayaasha ku sugan Gobolka.Wasiirka ayaa la filayaa in uu kulan la qaato Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb was last modified: July 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay qof Shacab ah next post Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay waqtiga uu xilka ka dagayo You may also like Dil ka dhacay degan ka tirsan Galgaduud & xiisad ka taagan 05/06/2022 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacad Warsan 16/03/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 18/06/2022 Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo. 09/08/2016 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/06/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoonka Maxkamadda gobolka Benaadir 20/10/2022 Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe” Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale” 26/06/2022 Qaraxyo khasaaro dhaliyay oo ka dhacay dalka Uganda 16/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.