Baydhabo-{WMN}-Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdinasir Abdi Aruushayaa Maanta garay Degmada Waajid.
Wafdiga ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Ku Soo Dhoweeyey Guddomiyaha Degmda Waajid Maxamed Yuusuf Ali , Gudomiye Ku Xigeenka iyo Masuuliyiin ka socoda Hay,adaha ka Howlgala Degmda Waajid.
Wafdiga Waxa qayb ka ahaa masuliyiin ka socotay Hay,adaha Unicef WFP iyo UNMasuliyiinta ayaa Kormeer ku tagay Hay,adaha ka Howlgala Degmda Wajid,Kamamka Barakaciyaasha sidoo kale Iyagoona Shir La Qaateen Golaha Deegaanka Ee Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.
Waxayna Kala Hadli Doonaan Xaalda Guud Ee Degmada Waajid Sidoo Kale Wafdigan Uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ee e Maanta Gaaray Degmada Waajid Ayaa U Kuur gali Doona Xaaladda Xaaladda Abaaraha Ka Jira Degmadaasi Iyagoona Qiimeyn Ku Sameyn Doona Xaaladda Guud Ee Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.