Baydhabo-{WMN}-ย Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya Yasiin iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo kusii Jeeda Jiida Hore ee Dagaalka Buulaburte ayaa ka duulay Garoonka Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ujeedka masuuliyeentan ayaa ah in ay dheeragalin usameeyaan Ciidamadaย Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula Jiro Al.shabaab ee Gobolka Hiiraan gaar ahaan qeeybta Buulo Burde.