Adeegga Internet-ka oo Saacado ka maqnaa Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya written by Warsan Radio 07/06/2022 Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaa saacado hawada ka maqnaa adeeggii Internetka, xilli magaalada Muqdisho ay kusoo qul-qulayaan wufuud caalami ah oo la filayo iney ka qeybgalaan caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhici doona 9-ka bishan oo ku beegan maalinta Khamiista ah.Shirkaddaha bixiya adeega Internet ka ayaa sheegay in cilad guud ay soo wajahday saacado kooban.Adeegga Interneetka cilladda ku timid oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa saameyntiisa laga dareemay qaar ka mid ah waddamada Bariga Afrika.Adeegga Internet-ka ayaa hadda shaqeynaya walina Shirkaddaha bixiyaa faahfaahin kama bixin I’m ciladii guud ahaan la xaliyay ama qeybo. Adeegga Internet-ka oo Saacado ka maqnaa Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya was last modified: June 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post SAWIRO:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta fagaaro ku toogtay Nin Haweeneey dilay next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Sawiro: Wasiirka Caafimaadka KG Oo Kormeeray Isbitaalka Beyhaaw Ee Magalada Baydhabo. 20/11/2019 Dhageyso(Wareysi+Sawirr):-Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Baardheere iyo Tuulooyin Kale 21/02/2018 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shiinaha Uga Qayb Galay Daah-furka Madasha Iskaashiga Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika 27/06/2019 Haweeneey hal meel ku dishay 6 Carruur ah oo ay dhashay 01/06/2022 Madaale oo Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Turkiga 01/04/2024 Donald Trump oo ka hadlay wiilkii Somaliga ee weeraray Jaamacadda Ohio 30/11/2016 Darawal Mooto oo 1 Dollar dartiis loogu dilay Degmada Afgooye 02/09/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/12/2019 Hadal Jeedinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare oo ka socota Magaalada Jowhar 13/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada 14/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.