Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya written by Warsan Radio 15/10/2022 Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda federaalka ayaa ka dalbatay dhigeedda Cadaaladda iyo Dastuurka in ay shatiyada kala noqoto nootaayooyinka “sida tooska ah ula shaqeeyo argagixisadda”.Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsiga iyo Warshadaha, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo sheegay in ganacsatada ay “si toos ah uga qeyb-qaataan dilka shacabka” ayaa sheegay in dowladda ay la wareegi doonto hantida shirkad kasta oo lagu helo in ay gacan-saar la leeyatay argagixisada lagana laaban doono shatiga. Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho next post Soomaaliya oo ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika You may also like Madaxweyne Laftagareen Oo Ka Qeyb Galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya Iyo Caalamka 07/12/2020 China oo xirtay Qunsliyad Maraykanka dalkooda ku lahaa 24/07/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/10/2021 Hindiya oo joojinaysa shidaalka Sacuudiga 07/04/2022 Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo muddo kordhin u sameeyey Madaxweyne laftagareen 20/04/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 31/08/2022 Dhageyso:-Maamulak Gobolka Bay ayaa kahadley in Daka looga faa ideysan dhanka siyaasada, 23/01/2017 DHAGEYSO:-KULAN AY ISGU YIMAADEEN GUDIGA GANACSATADA GURMADKA ABARAH GOBOLKA BAY, 13/01/2017 Sidee ayuu u dhici doonaa munaasabadda duugta Amiir Philip? 11/04/2021 Trump oo diiday inuu aqbali doono Natiijada Doorashada November? 20/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.