Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho written by Warsan Radio 28/12/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah uga billaabaneysaa caasimadda dalka ee Muqdisho.Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn looga dareemayaa caasimada dalka iyada oo aad loo adkeeyay ammaanka.Hay’adaha ammaanka ayaa xanibay isku socodka Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee waddooyinka qaar ee Muqdisho halka meelaha qaar dadka loo diidayo xataa inay lug ku maraan.Sidoo kale wararka la helay ayaa sheegaya in Muqdisho ay imaanayaan Madaxweynaha dowlad degaanka Mustafe Cagjar iyo Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale, waxaana Madaxdan ay ka qeyb galayaan xarig jarka Xarunta Akeedamiyada Farta Soomaaliga oo ay dhistay dowladda Jabuuti. Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho was last modified: December 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah next post Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? You may also like Akhriso: Nuxurka khudbadii Axmed Madoobe ee furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Jubaland 06/10/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 17/01/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/07/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan waxbarashda 19/02/2022 Taliska ciidanka Gorgor oo sheegtay iney la wareegeen deegaano hoostaga degmada Awdheegle 22/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/04/2021 DHAGEYSO:-Habeenkii labaad ee tartan aqooneedka bisha ramadaan oo Idaacada Warsan Ka socda 25/04/2020 Dhegyso+Sawirro :-Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya 01/11/2017 Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta 29/10/2022 Maxkamad xukmisay in dib loogu soo celiyo dhismaha Hagia Sophia Masjid 10/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.