Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howllgal ka wada Degmada Tiyeegloow, ee gobolkaBakool, kaasi oo Maamulka degmada uu sheegay in lagu xaqiijinayo Ammaanka deegaanada hoostaga Tiyeegloow.
Gudoomiyaha degmada Tiyeegloow oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in howllgalkaan ay ku baacsanayaan Al Shabaab,islamarkaana ay ujeedadu tahay in ay Ciidamada gaaraan deegaano hor leh oo ka tirsan Degmada si Nabadgalyada loo gaarsiiyo gobolka oo dhan.
Wararka ayaa sheegaya in intii uu howllgalka socday ay jireen Dagaalo ay isaga horyimaadeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Al Shabaab, oo ay iska dileen Ciidamo, hase ahaatee si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay Dagaaladaasi.
Al Shabaab ayaa wali awood Millateri ku leh gobolka Bakool, inkastoo Degmooyinka gobolka oo dhan ay la wareegtay Dowladda haddana, waxaa wali tuulooyinka hoostaga Magaalooyinkaasi heysta Shabaab oo sidoo kale go’doomiyay meelaha ay gacanta ku heyso Dowladda.
May 2015
-
WARARKII MAANTA
Koofur galbeed oo isbadal ku sameeneysa Maamulada Saddexda Gobol ee hoostaga Maamulkaasi
by Warsan Radio May 10, 2015Maamulka Koofur galbeed ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa mar kale sheegay in uu isbadal ku sameyn doono Maamulada gobolada iyo kuwa Degmooyinka ee haatan…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha oo kula dardaarmay Taliyeyaasha Booliska iyo Asluubta adkeynta Ammniga
by Warsan Radio May 9, 2015Waxaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay Taliyaha Ciidamada Asluubta Bashiir Goobe oo hadda ahaa Xildhibaan horeyna usoo noqday Taliyaha Nabad suggida iyo Sirdoonak Qaranka. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
-
Mogadishu, 09 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…
-
CIYAARAHA
Xidigii Ay Liverpool Ku Raad Joogtay Jay Rodriguez Oo Kooxdiisa Southampton Heshiis Cusub U Saxiixay
by Warsan Radio May 8, 2015Kooxda Southampton ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay heshiis cusub ka saxiixday weeraryahankeeda tayada wanaagsan Jay Rodriguez. 25-jirkan heshiiska uu qalina ku duugay ayaa ka dhigan inuu garoonka…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhegeyso:-Gaadiidleyda Ka Howl gasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Mar Kale Ka Cabanaya Isbaarooleyda loo Xirey dareeska Dowlada
by Warsan Radio May 4, 2015in ka badan boqolaal gaadiidley ah ooka howl gasha gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta cabasho balaaran kasoo jeediyey dhibaatada ay kooxaha loo xirey dareyska dowlada ee isbaarooleyda ah ku hayaan…
-
WARARKII MAANTA
Mid ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Texas oo la aqoonsaday>>
by Warsan Radio May 4, 2015Hey’addaha Ammaanka Mareykanka ayaa aqoonsaday mid ka mid ah labadii ruux ee looga shakisanaa inay rasaas ku fureen meel dibada ka ah xarun ay ku shirayeen Kartooniistayaal duleedka magaalada Dallas…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweyne Xasan oo Ka Xumaaday Tallaabada uu C/kariin Guuleed Kaga Horyimid Shirkii Garoowe »
by Warsan Radio May 4, 2015Xasan Sheekh Maxamuud (Garguurte), Madaxweynaha Dowladda Muqdisho ayaa ka xumaaday tallaabada uu C/kariin Xuseen Guuleed, uu kaga horyimid shirka Sabtidii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garoowe. Dowladdu waxay taageertay in Maamulka…
-
WARARKII MAANTA
Labo ruux oo ku dhimatay weerar lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen Kartuunistayaal
by Warsan Radio May 4, 2015Labo ruux oo hubeysan lagu diley kadib markii rasaas ku fureen afaafka hore goob ay ku sugnaayeen dadka sawirada kartuunada duleedka magaalada Dallas dalka Maraykanka. Raggan la toogtay ayaa gaari…
-
WARARKII MAANTA
John Kerry oo booqday goobtii ay ku taallay Safaaraddii Mareykanka ee la qarxiyay 1998
by Warsan Radio May 4, 2015Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka John Kerry oo booqasho ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta booqday goobtii ay ku taallay Safaaraddii Mareykanka ee la qarxiyay sanadkii 1998-dii. Mr…

