Abasho Ka Dhanah Anbaareen ku aadan Dilkii loo gaystay ganacasato reer konfur galbeed soomaaliya ah arantaasi waxaa ka hadlay masqulin kaladuwan iyo aqooniyaanin iyo waxa garad arintaasi ayey waxay ku tinlaameen arin aad u fool xun marna loogu dolqadandoonin waa inay ay soo taagtaa dowlad gobaleedka puntland
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Safiirkii hore ee soomaaliya u fadhiyey dalka tukiya ayaa ka warbixiyey xaruumaha cafimaadka magalada baydhabo>>
by Warsan Radio November 22, 2015Safiirkii hore ee soomaaliya u fadhiyey dalka tukiya ayaa ka warbixiyey xaruumaha cafimaadka magalada baydhabo safiirka wuxuu ku baaqay in shacabka waxa nooqtaa oo aanu ka sugin hayd ama samafalba…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-gudoomiye ku xigeenka gobalka sh/hoose oo noogu waramay qabka dilka u dhacay degaanka walaweyn>>
by Warsan Radio November 22, 2015gudoomiye ku xigeenka gobalka sh/hoose oo noogu waramay qabka dilka u dhacay gudoomiya ayaa wuxuu noo sheegay ina degaal ka dhacay degmada walaweyn HALKAAN KA Dhageyso. Dhageyso:-gudoomiye ku xigeenka gobalka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo xafada magalada baydhabo
by Warsan Radio November 22, 2015Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo xafada magalada baydhabo iyo kan gobalkaba. Dhageyso:-gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin oo ka war bixiinaayo wadooyinka ladhisayo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Mid ka mid mudanayaasha baarlamaanka Soomaali kana soo jeeda koonfurgalbeed ee ayaa waxa ayaa si kulul u cambaarayay dil loo geystey>>
by Warsan Radio November 22, 2015Mid ka mid mudanayaasha baarlamaanka Soomaali kana soo jeeda koonfurgalbeed ee ayaa waxa ayaa si kulul u cambaarayay dil loo geystey mid ka mid ah ganacsatada magaalada garoowe kana soo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Waraysi Waxaa si bareer ah oo xaqdara ah loogu diley Maxamed Manuur Aadan oo kamid ahaa Ganacsatada Garowe>>
by Warsan Radio November 22, 2015Waxaa si bareer ah oo xaqdara ah loogu diley Maxamed Manuur Aadan oo kamid ahaa Ganacsatada Garowe sida weyn loogu yaqaaney, waxaana uu kayimaadey ( kasoojeedaa gobolka baay iyadoo falkaasi…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo: Ciidamada Cusub Ee Daraawiishta iyo Booliska KGS Oo Saaka Dhoolatus Ku Soo Bandhigeen Wadooyinka Baydhabo>>
by Warsan Radio November 21, 2015Boqolal Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska Cusub Ee Dowlada Koonfur Galbeed Somaaliya ee Shaley Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden Iyo Ra’iisul wasaaraaha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ay Tababa u…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo: Danjire Nicholas Key Oo Soo Gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay>>
by Warsan Radio November 21, 2015Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta Dwoalda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya gaaray wefdi uu horkacaayay Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire. Nicholas Kay. Wakiilka iyo wefdigiisa oo ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 21, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha oo balan qaaday taageerada ciidanka Koonfur Galbeed.(video)
by Warsan Radio November 21, 2015Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa balan qaaday in ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ay ka taagerayaan dhanka agabyada kala duwan ee ciidamada ay u baahan yihiin.…

