Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed gaar ahaan Golaha guurtida Koonfur Gabeed ee uu
fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa gudbiyey xilabaanada qaarkooda sada noo xaqiijiyey afhaayeenka odiyaash malaaq deerow
xubinimada baarlamaanka Koonfur Galbeed si ay usoo
xulaan xubnihii ka mid noqon lahaa
baarlamaanka maamulka KMG ah Koonfur Galbeed soomaaliya.
00 hada ay hal sano u buuxsantay ayaanan lahayn wax baarlamaan ah marka laga reebo golaha wasiirada 00 iyaga qabto howsha badankeed.
odayaasha dhaqanka looga baahanyahay may kusoo gudbiyaan xubnihii uga midka noqon lahaa
baarlamaanka Koonfur Galbeed ayada oo ay magaalada Baydhaba si xowli ah ugga socoto S00
xulista xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed.
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 7, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Waddooyinka Baydhabo oo la kormeeray iyo isbaarooyin lagu arkay >>
by Warsan Radio November 6, 2015Wasiirka gaadiidka ee Maamulka KMG AH K.galbeed oo kormeer ku tagay wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dib u dayactir lagu sameynayo inta badan wadooyinka Magaaladaasi, Wasiirka ayaa sheegay inay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Gaar Ah oo Siyey Warbahinta WSR Abaadulaha Ciidanka Mamuka KGS>>
by Warsan Radio November 6, 2015Baydhabo–(WSR)–Wareysi Gaar Ah oo Siyey Warbahinta KGS Abaadulaha Ciidanka Mamuka KMG Ah Konfur Galbeed Soomaaliya teliyaha ayaa u digay ciidanka ka wada amaandorada degaanada Konfur galbeed soomaaliya Shirar beriyahaan ka…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 6, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Warka Caawa…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO : Wareysi Ugaar ah Radio warsan Gaari Dableey ay la socdeen oo Rasaas shacab iyo Ciidan ku huwiyay Baladxaawo.
by Warsan Radio November 6, 2015Wararka aan ka heleyno degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in gaari yar oo nuuciisu yahay SUZUKI ay Al Shabaab ku soo weerareen degmadaasi Baladxaawo. Al Shabaab…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi+ Afayeenka Kofurgalbeed Galbeed Soomaaliya Malaaq Deerow >>
by Warsan Radio November 5, 2015Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed gaar ahaan Golaha guurtida Koonfur Gabeed ee uu fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa shalay gelinkli dambe loo qaybiyay foomamkii xubinimada baarlamaanka Koonfur…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Dheer aanu Layeelanay Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Tiyeeglow cali Cabdinuur
by Warsan Radio November 5, 2015Wareysi Dheer aanu Layeelanay Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Tiyeeglow cali Cabdinuur oo anbaarayey warbaahinta qaar inay ay barbacaanto ay ka sheegen degaankaasi inay ay ka jirto nafaqador wararkaasi sheegayaa waxa ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo Sawiro Munaasabad Maanta Ka Dhacaday Bagaalada Baydhabo janaay>>
by Warsan Radio November 4, 2015wareyso xasaasi ah shir jara,id ee oo maanta ka dhacay magaalada baydhabo janaay ee gobalka baay ayaa waxaa logu hadlaayey arimaha saxafada konfur galbeed soomaaliya arntaani sida tan ayey u…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi uu Siyey Warbaahinta Radio Warsan Gudoomiyaha Degaanka Goof Gaduud Buureey>>
by Warsan Radio November 4, 2015Dhageyso:-Wareysi uu Siyey Warbaahinta Radio Warsan Gudoomiyaha Degaanka Goof Gaduud Buureey>> Dhageyso:-Wareysi uu Siyey Warbaahinta Radio Warsan Gudoomiyaha Degaanka Goof Gaduud Buureey>> was last modified: November 4th, 2015 by Warsan…
