BAYDHABO–WSR–wareysi uu siyey warbaahinta konfur galbeed soomaliya iyo warsan radio waziir xasan huseen eelay
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WAREYSIGA WAZIIRKA
BAYDHABO–WSR–wareysi uu siyey warbaahinta konfur galbeed soomaliya iyo warsan radio waziir xasan huseen eelay
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WAREYSIGA WAZIIRKA
Awdiile–(WSR)–wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelanay mamulka deegaanka awdiile asigoo ka warbixiinaayey amaanka degaankaasi iyo mamulka konfur galbeed soomaaliya oo booqasho ugu yimaadeen deegaankaasi teeda kela wuxuu ka warbixiyey…
Kulan loogu magacdaray Madasha wada tashiga Bulshada Rayidka konfur-galbeed oo ay soo qaban qaabisay Dallada Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Konfur-galbeed ayaa manta laguqabtay magaalada Baydhabo. Kulan loogu magacdaray Madasha…
Gudoomiyaha degmada baydhaba janaal ayaa maanta xarigga ka jaray mashaaric cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa oo ay dhisanayaan Bulshada Xaafadaasi ganacsatada magaalada baydhaba…
BAYDHABO–(WSR)–gudoomiyaha Curuurka suxu fiinta konfur galbeed soomaaliya Hussin ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02…
Baydhabo–WSR–Wareysi ku Saabsan Cabasho Ka Imaanyaso Shacabka reer Baydhabo shacabka ayaa waxa hay ka cabanaayaan wado 3 beri ka hor la burburiye ayna sheqa ka soconin ilaa hada wadadaasi ayaa…
BAYDHABO—(WSR)– wareysi aanu layeelanay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Dib udhiska Gobolka Baay Dooyoow ayaa ka warbixiyey dib udhiska ka socada gobalka baay gaarahaan wadada weyn oo u ah halbawlaha u…
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa bishaar xasan maxamed, Dhageyso:-…
Waxaana Mashruucan ujeedkiisu uu yahay in la ogaado Baahiyaha Bulshada Magaalada Baydhabo ay tabanayaan iyo waliba istiraatiyada ugahaboon ee ay kuwada shaqeeykaraan Maamulka iyo Shacabka Magaalada Baydhabo Waxaana Munaasabada kasooqiibgalay…