Malaaq Ali Boorow oo aan wareysi layeelaney waxa uu inoo sheegey in ay waxqabad weyn ay ka qabteen xaafada towfiiq uuna ku booriyey dhamaan shacabka ku nool koonfurgalbeed in ay isku tashaan mida kalena in heyadaha gargaalka ayaga xitaa in ay waxka qagtaan. waana kanaa dhageyso wareysigii malaaqa.
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareeysi Dhinacyo Badan Taabanaayo ayaa waxaa waryaheeyna ku Sugan G/Sh/ Hoose Wareesi La Sheeshtey Af-hayeeenka Odayaasha Dhaqanka KGS Malaaq Deerow Malaaq yacquub
by Warsan Radio October 2, 2015Wareeysi dhinacyo badan taabanaayo ayaa waxaa waryaheeyna ku sugan gobolka shabeelada Hoose wareesi la sheeshtey af-hayeeenka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya malaaq deerow malaaq yacquub uga warbixiyey doorashadii uu yeelan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Sawirro:Haweenka ku jira ciidamada Itoobiya ee Qaybta 3aad AMISOM Baydhabo ku Martigeliyay haweenka Degamadaas.
by Warsan Radio October 1, 2015Haweenka kujiro ciidamada Itoobiya eeAMISOM ee ayxaruntooda tahay magaalada Baydhaba ayaa waxa ay martigeLiyeen haweenka degmada Baydhabo. Kullanka dhexmaray haweenka ciidamada Itoobiya eeAMISOM qaybtana ka ah Sector 3 ayaa waxaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Afhayeen Chief Sagaarey Oo Wareysi Si kulul ugu Weerarey Shariif Xasan iyo Siyaasiinta Koonfurgalbeed…
by Warsan Radio September 29, 2015Cabdiqadir Axmed (chief sagaarey) waa Afhayeenka guud Koonfurgalbeed Soomaaliya ee qarada yurub waxaana uu ku suganyahay magaalada booros ee dalka sweden qadka telfoonka ayuu wareysi ku siiyay wariye Maaxiye Cabdinuur…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio September 28, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa bishaar xasan maxamed, Dhageyso:-…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo:Mas’uuliyiinta Dowladda Koonfur-galbeed oo Booqday Beero ku yaalla Baydhabo
by Warsan Radio September 28, 2015Baydhabo(WSR) — Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Ee Koonfur-galbeed, Maxamed Xassan Fiqi oo ay wehliyeen Duqa Baydhabo, Cabdullaahi Mad-Watiin ayaa maanta booqday Beeraha Degmada xilli beeraleydu howlahooda caadiga ah ku…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: gudoomiyaha Degamada Baydhabo Oo Ka Hadley Hormar Ka Jira Magaaladaasi.
by Warsan Radio September 28, 2015Gudoomiyaha degmada baydhabo Cabdullahi Cali watiin ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto hormar ay sameyneyaan dadka deegaanka ee ka imaaday qurbaha. Cabdullahi Cali watiin ayaa sidoo kale tibaaxay in ay hormarka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Wareysi Gudoomiyaha Qasaxdheere Oo Ka Hadlay Xaalada Magaaladaasi.
by Warsan Radio September 27, 2015Gudoomiye maamulka degmada qasaxdheere isack bokood ayaa wareysi ku faahfaahiyay xaalada degmada qasaxdheere ayaa waxaa uu sheegay in xaalada amaan ee degmadaasi ay wanaagsantahay. Isack bokood ayaa sidoo kale waxaa uu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio September 27, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa bishaar xasan maxamed, Dhageyso:-…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Munaasabadii ciida wariyaasha konfur Galbeed Soomaaliya oo La Layeeshay Wareysi..
by Warsan Radio September 27, 2015Baydhabo–(WSR)–Munaasabadii ciida wariyaasha konfur Galbeed Soomaaliya oo LaLa yeeshay Wareysi xasaasi ah ay yagoo mudinaayo dereenkooda farxadeedda ciida barnaamishkaan ayaa aad iyo aad loo soo agaasimay ka dhacaday xaruunta icada…
