Wasiirad ku xigeenka wsaarada Haweenka qoyska iyo arimaha xuquuqul insaanka ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed Somaliya Marwo Binti Ibraahim Cali ayaa caawa ka hadashay siyaasada fashilantay ee ka jirta Shabeelada hoose. Wasiirad Binti ayaa sheegtay in lagu duulay Shabeelada hoose islamarkaana aan loo ogoleyn in dadka deegaanka ay isku filnaadaan si ay iyaga isku maamulaan, waxaana daboolka ay ka qaaday in dullanka Gobolka uu wajiyo badanyahay. Binti ayaa sidoo kale ka hadashay arimo badan oo xasaasi ah, halkan hoose ka dhegeyso.
February 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 8, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO BARNAAMIJ AAD UXIISO BADAN OO AF MAAY AH LAGA DIYAARIYEY DEEGAANADA KOONFUR GALBEED
by Warsan Radio February 8, 2016magaalada marka iyo dhammaan deegaanada koonfur galbeed somaliya waxaa laga diyaariyey barnamij xiiso badan oo kubaxaayo af maay maay waxaana looga hadli doona maamulka koonfur galbeed oo aan kuburaarugsaneyn arimaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi Warbaahinta KGS,Hoggaanka NUSOJ Oo loo Aqoon saday in uu yahay Cumar Faaruuq.
by Warsan Radio February 8, 2016Mudooyinkii dambe waxaa soo ifbaxaye shaqsiyaad aan matalin Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo sheegta Magaca NUSOJ ee ah dallabada ay ku bahoobeen Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka Cadeysay Hoggaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Xilabaan Prof: Dalxa oo Aanu Ka Wareysanay Sida u Arko Weerarka Mumada Degaanka Sh/hoos Loo gaysanaayo Yaa Ka Debayana..
by Warsan Radio February 7, 2016xilabaan ka tirsan baarlamaanka dowlada fadaraalka soomaaliya xilabaan Prof: Dalxa oo aanu ka wareysanay sida u arko weerarka mumada degaanka sh/hoos loo gaysanaayo yaa ka debayana oo qaadayo masqulideeda waa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maamulka K/Galbeed oo fashiliyey Sirta Sh/hoose & dagaal.
by Warsan Radio February 7, 2016iyadoo xaalada Magaalada Marka Ee Gobolka Sh/Hoose marba Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab gacan ku henteeda ay ku loolamayaan ayaa waxaa markii ugu horeysay ka hadlay Maamulka K/Galbeed. Wasiirka Amniga Maamulka…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 7, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelanay Prof: Cabdi Calaan Sheekh profsoortkaan ayaa waxaa waxa ka waydiinay sida u arko 4.5 iyo xab degaanka
by Warsan Radio February 5, 2016wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelanay Prof: Cabdi Calaan Sheekh profsoortkaan ayaa waxaa waxa ka waydiinay sida u arko 4.5 iyo xab degaanka sida aragtadiisa aha ; Dhageyso:-wareysi xasaasi…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 4, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Daheyso:- sawiro Tababar Lagu Horumarinaayo Waxbarashada Gabdhaha KGS Oo Ka Furay Baydhabo oo maanta sooxirmay>>
by Warsan Radio February 4, 2016Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, waxaa lagu qabtay Tababar oo ay ka Soo qayb galeen ururada bulshad arayidka ah, Dowlada KGS, bahwaynta waxbarashada jecel. Ujeedada Tababarkan ayaa ahayd furtaanka…
