Dhageyso:- Godoomiyaha Degmada Xudur Maxamed macalim oo wareysisiyey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya iyo radio warsan gudoomiyaha ayaa ka war bixiyey halada deegaankasi ee magaalada xudur ayagoo ay u arkaan gocaankii ka soo baxay shirkii magaalada muqdisho ayaa taageerayaan waa kan wareysigii dhageyso codka gudoomiyaha,
February 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-barnaamijka ku saabsan Bandhiga Afka Maayga oo Lagu Qobtay Xaruunta Radio Warsan ee Magaalada Baydhabo Janaay,,
by Warsan Radio February 4, 2016barnaamijka ku saabsan Bandhiga Afka Maayga oo Lagu Qobtay Xaruunta Radio Warsan ee Magaalada Baydhabo Janaay Barnaamishkaan ayaa waxaa lagu eedayey siyaasinta ka soo jeeda gabalada koonfur galbeed soomaaliya. HOOS…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 4, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Tababar Lagu Horumarinaayo Waxbarashada Gabdhaha KGS Oo Ka Furay Baydhabo
by Warsan Radio February 3, 2016Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, waxaa lagu qabtay Tababar oo ay ka Soo qayb galeen ururada bulshad arayidka ah, Dowlada KGS, bahwaynta waxbarashada jecel. Ujeedada Tababarkan ayaa ahayd furtaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-gudomiyaha mamlka gobolka bay iyo kan degmada baydhabo ay furey mashruca hormarinta gobolka bay oo nalalka solarka lagu garsinayo
by Warsan Radio February 3, 2016gudomiyaha mamlka gobolka bay iyo kan degmada baydhabo ay furey mashruca hormarinta gobolka bay oo nalalka solarka lagu garsinayo degmoyinka gobolka bay , sida sharxayo cadulaahi cali watin gudomiyaha degmada…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 1, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhaygeyso:- Wareysi Xasaasi Ah aanu Layeelanay Shariif Abukar Godomiyaha ururka dhalanyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya
by Warsan Radio February 1, 2016BAYDHABO–WSR- Wareysi Xasaasi Ah aanu Layeelanay Shariif Abukar Godomiyaha ururka dhalanyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed Soomaaliyaa ayaa tagyeerey Go’aankii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Banaaanbax Lagu Taageerayay shirkii Muqdisho oo Ka Dhacay Degmada Buurhakaba
by Warsan Radio February 1, 2016Maamulka Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay iyo Boqolaal Dadweyne ayaa isugu soo baxay banaanbax lagu taagyeerayo go’aankii ka soobaxay shirkii madasha wadatashiga Qaran ee hanaanka doorasho sanadka 2016, kaasi oo…
