gudoomiye ku xigeenka degmada waajid cadow cabdiraxman jugle oo ka warbixiyey xalada degaanka gudoomiyaa ayaa wuxuu sheegay in ay dhibaato ka jirta dhinaca edeega arimaha bulshad kol aanu ka waraysanay xidhabaanadii malin dhawayd gaaray degaankaasi maxay ku soogordhiyeen gudoomiyahay ayaa carabka ku dhuftay inay ku fashilameen waftiig soogaaray degmada wajid,
March 2016
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 2, 2016warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Goordhawayd oo qadka Teleefoonka ku la Tiigsanay Wasiir maaliyada Sheekh Xasan lugbuur..
by Warsan Radio March 2, 2016Baydhabo–WSR– Goordhawayd oo qadka Teleefoonka ku la Tiigsanay Waziir maaliyada Sheekh Xasan lugbuur ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya oo ka warbixiinayey deeq ay gaarsiyeen isbitaalka magalada baydhabo dadkii malandhawayd…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Wareysi Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Maata Si Wada Jir Ah U Dhegax Dhigeen Jidka 30-Ka
by Warsan Radio March 2, 2016Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Duqa Degmada Baydhabo ayaa Maanta waxay dhaxdhigeen wadada 30 ka oo kamid ah Wadoyinka sida aadka ah uburbursan ee kuyaala Baydhabo. Wadadan oo Dhiirarkeedu uu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi ku saabsan maxaa iska bedalay degaanka diinsoor gudoomiyaha degmada diinsoor ibraahim shik shigow
by Warsan Radio March 2, 2016wareysi ku saabsan maxaa iska bedalay degaanka diinsoor gudoomiyaha degmada diinsoor ibraahim shik shigow oo nogu war bixiyey xalada amaan ka ee degmada diinsoor waxan kela aan waxa ka waydiinay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Waxaan Waersi La Yeelanay Goduumiyahay cusub ee degmada afgooye,
by Warsan Radio March 2, 2016Dowlada Koonfur Galbeed, ayaa Maanta waxay xil ka qaadis ku sameeysey guddoomiyihii degmada Afgooye C/qani Yuusuf iyo Ku xigeenkiisii dhanka ammaanka. Arintaan ayaa waxa ay ka dambeysay, kadib markii maalmahan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 1, 2016warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA,
by Warsan Radio March 1, 2016Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Waziirka Hubkadhigista iyo dhaqan celin Xasan Xuseen Maxamed [Xasan eelaay ] oo aanu ka wareysanay qaabka dadka loosoqabtay..
by Warsan Radio March 1, 2016Waziirka Hubkadhigista iyo dhaqan celin Xasan Xuseen Maxamed [Xasan eelaay ] oo aanu ka wareysanay qaabkii ay u sooqabteen dadka lagu tuhmaayo inay ay ka dabeeyen qaraxii shalay ka dhacay…
