iskool laga hergalyey magaalda baydhabo oo lagu magac daray Sahal Macalin ciise iskoolkaasi ayaa hada si toos ah sheqadiisa ay u bilaabatay xafladaasi ayaa waxaa hadal ka jeediyey dadkii ka soo qiibgalay munaasabadaasi oo aad oo soo agaasimay iyo waxaa kale ka hadlay waziirada waxa barashada KGS, aziisa shig shigow iyo gudoomiyahay degmada baydhabo,
March 2016
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 13, 2016warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Daawo Sawirada xaflad akab wareeyjin oo Arlaadi Aid isbitaalka baydhabo ku wareeyjisey.
by Warsan Radio March 13, 2016xaflad akab caafimaad wareeyjin oo ARLADI AID oo isbitaalka baydhabo ku wareejisey waxaa koob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka,gadoomiyaha gobolka baay iyo mas,uuliin kala duwan sida uu u sheegey mas,uul…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-iskool laga hergalyey magaalda baydhabo oo lagu magac daray Sahal Macalin ciise..
by Warsan Radio March 13, 2016iskool laga hergalyey magaalda baydhabo oo lagu magac daray Sahal Macalin ciise iskoolkaasi ayaa hada si toos ah sheqadiisa ay u bilaabatay xafladaasi ayaa waxaa hadal ka jeediyey dadkii ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ciyaaraha radioyahay warsan iyo dhamaan warbaahinta KGS.
by Warsan Radio March 13, 2016Barnaamijka ciyaaraha radioyahay warsan iyo dhamaan warbaahinta Koonfur galbeed soomaaliya ayaan idin ku haynaa kala socoda marwelba ama markasta, Dhageyso:-Barnaamijka ciyaaraha radioyahay warsan iyo dhamaan warbaahinta KGS. was last…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO WARESYI WADANINEWS24 IYO RADIO WARSAN AY LAYEESHEEN AQOONYAHAN JIIF SAGAAREY OO AAD UXIISO BADAN
by Warsan Radio March 13, 2016jiif sagaarey oo ah aqoon yahan kasoo jeeda koonfur galbeed soomaaliya ayaa wareysi aad uxiiso badan siiyey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan wadaninews iyo radio warsan kulanka warsan dhagaysi…
-
WARARKII MAANTA
QARAX MAANTA KA DHACEY DEGMADA QASAX DHEERE OO WAR BIXIN KABIXIYEY GADOOMIYAHA DEGMADA MUDANE ISXAAQ BUKUD.
by Warsan Radio March 13, 2016Gadoomihaya qasax dheere mudane ISXAAQ BUKOD oo ka war bixiyey qaraxa maanta ka dhacey degmada qasax dheere ayaa sheegey in qarax uu dhacey galabta oo dhaawac ya jiraan oo dhimasho…
-
WARARKII MAANTA
WAZIIRKA MAALIYADA DOWLAD GOBOLEEDKA KGS MUDANE XASAN SHEEKH OO KA HADLEY IN QABIIL AY LA DAGAALIMI DOONAAN
by Warsan Radio March 13, 2016waiirka maaliyada ayaa sheegey in dadka micinicdaro loo dilaayo dadka la dhacaayo iyo qabiil intaba aan la dagaali doono si maamulka amni iyo xasloonii loo helo ayey diyaar uatahay oo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:- Dad lagu eedeeyay qaraxyadii Baydhabo oo la xukumay,,
by Warsan Radio March 12, 2016Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday dad lagu eedeeyay iney ka dambeeyeen qaraxyadii dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, sida uu ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkamada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed oo Maanta Ansixiyay Xeerhoosaadka Gollaha,,
by Warsan Radio March 12, 2016Baarlamaanka Konfur galbeed oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Baydhabo ayaa xeer hoosaadkii baarlamaanka ku ansixiyay cod aqlabiyad leh. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Cabduqaadir Shariif…
















