Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose.
Howlgalka oo dhacay habeennimadii Arbaco aheyd ayaa ciidamada weerar qorsheysan ka fuliyeen degmada Aaw-dheegle Maxamed Xasan, iyagoo sidoo kale soo furtay hub iyo saad ciidan oo ay lahaayeen kooxda Al-shabaab.
Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Jeo Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa xaqiijayay in howlgalkaasi oo xalay dhacay lagu dilay horjoogihii Kooxda al shabaab Maxamed Xasan, sidoo kalana Ciidamadu ay gacanta ku dhigeen hub ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-shabaab.
Col Kibet, oo SONNA ay wax ka weydiisay khasaaraha soo gaaray ciidamada wadajirka ah ee howlgalka fulay ayaa ka gaabsaday in uu bixiyo faahfaahin intaas ka badan, balse hoosta ka xarriiqay in howlgalkaasi uu dhamaaday sidii loogu talagay.
Degmada Aaw-dheegle ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa qiyaastii 75Km dhinaca galeed ka xigta magaalada Muqdisho, waana deegaan caan ku ah dhinaca wax soo saarka tacbashada beeraha.
September 2016
-
FaalooyinkaWARARKII MAANTA
Daawo Sawiro:IGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya
by ATEERA September 16, 2016Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in shirka madaxda dalalka IGAD ugu…
-
halka Hoose Ka dhegeyso warka Habeen 15-09-206 Dhageyso:Warka habeen 15-09-2016 was last modified: September 15th, 2016 by ATEERA
-
Taliyaha Amniga Magaalada Boosaaso Maxamed cali Xaashi oo la hadlay warbahinta ayaa sheegay in Dekada Magaalada Boosaaso ay ka mamnuuceen in Dekada gudaheeda la geliyo Gaadiidka yar yar, marka laga…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:A/Madoobe oo Awaamiir Yaab leh ku soo rogay Lamaanaha isku guursanaya Kismaayo
by ATEERA September 15, 2016Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray awaamiir ka dhan ah lamaanaha doonaya in ay isu guursadaan Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha oo la hadlaayay shacabka reer Kismaayo,…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTA
Daawo Sawiro”Magalada Baydhabo Oo Laga Dareemayo Bilooyinkii Ugu Dembeeyey Hormaro Wanaagsan
by ATEERA September 15, 2016Baydhabo(WRB)Olaladaan Nadafadeed Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gaatey Qaar Kamid Bulshada Ku Nool Tobonka Xafadood Oo Ka Kooban Magalada Baydhabo Oo Xarun Ku Meelgaar Ah Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Shacabkaani Ayaa…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG:-DAGAAL CULUS OO QASAARO GESTEY AYAA CAAWA KA SOCDA XARUNTA CIIDANKA DFS EE MUURI G/SH/HOOSE
by ATEERA September 14, 2016Muuri(WRB)- Warar goordhaweyd kusoo dhacay Shabakada Idalenews.com ayaa waxay sheegayaan in Caawa dagaal xoogan uu ka socdo Dagaal Xoogan. Koox Hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ciidanka Dawlada Soomaaliya…
-
ARIMAHA BULSHADAFaalooyinka
XERYAHA BAYDHABO OO AY KU BIIREEN KUMANNAAN QOYS OO AY SOO BARAKICISAY ABAARTA BAAY IYO BAKOOL
by ATEERA September 14, 2016Kumannaan qoys oo ay saameysay abaar ka jirta gobollada Baay iyo Bakool ayaa labadii bilood ee u dambeysay ku soo barakacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qoysaskan oo u…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTA
BAYDHABO: CARRUURTA AGOONTA IYO SABOOLKA AH OO U SHAQEEYA QOYSASKOODA
by ATEERA September 14, 2016Baydhabo(WRB)Cali Abshir Ibraahim waa 14 jir ka shaqeeya garaash baaburta lagu sameeyo oo ku yaalla xaafadda Mursal ee magaalada Baydhabo. Wuxuu qabtaa shaqooyin ay ka mid yihiin qorista biraha baabuurta,…
-
English newsFaalooyinka
SOMALIA JOINS AFRICA-LED INITIATIVE TO PROTECT ELEPHANTS
by ATEERA September 14, 2016Somalia on Wednesday signed to join The Elephant Protection Initiative (EPI), an African-led program aimed at ending ivory trade. Minister for Livestock and Pasture, Said Hussein Iid, said Somalia’s rich…

