WRB:Baarlamaanka Turkiga oo ansaxiyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay
Baarlamaanka Turkiga, ayaa Khamiistii meelmariyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay, si Xukuumadda Ankara ay jawaab adag kaga bixiso afgambiga dhicisoobay ee toddobaadkii hore dalkaasi ka dhacay.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo habeenkii Arbacada khudbad ka jeediyay Telefishinka Qaranka, ayaa wuxuu iclaamiyay mudada saddexda bilood ee xaaladda deg degga lagu soo rogay wadanka. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in tallaabadaan loo qaaday sidii lagu xoojin lahaa dimoqraadiyadda dalka, loogana hortaggi lahaa qalqal amni oo dalka uu galo. Sidoo kale waxaa uu sheegay in tani ay laamaha ammaanka ka caawinayso inay soo qab qabtaan kuwii soo maleygay inqilaabkii lagu doonaayay in lagu rido dowladda uu hogaamiyo.
Xildhibaanada Baarlamaanka Turkiga oo ka kooban 550 Xildhibaan, ayaa waxaa kulankan soo xaadirtay 461 Xildhibaan. 346 Mudane ayaa ansaxiyay in dalka la geliyo saddex bilood oo xaalad deg deg ah, iyadoo 115 kalana ay ka soo horjeedsatay.
Numan Kurtulmus, Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Turkiga, ayaa sheegay in tallaabadaan loo qaaday, sidii dalka looga sifeen lahaa kuwii afgambiga fashilmay ka soo shaqeeyay.
Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka, ayaa intaa ku daray in xaaladda deg degga lagu soo afjari doono muddo hal bil iyo bar ah. Waxaana uu hadalkan sheegay in Khamiistii uu shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Ankara.
Dowladda Turkiga, ayaa ku dhawaaqday inay laaleyso xeerarka xuquuqda aadanaha ee Yurub, waxayna tani qayb ka tahay xaaladda deg degga ee dalkaasi la geliyay.
Midowga Yurub, ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyay go’aanka Dowladda Turkiga, isla-markaana ay la socon doonaan arrimaha Turkiga.
2016
-
ARIMAHA BULSHADAmaqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTA
Daawo {Video} Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal Iyo cullimo Iskugu jirey Oo Dhawaan ciidamada Itoobiya Ay Ku Didileen
by Warsan Radio July 21, 2016Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal Iyo cullimo Iskugu jirey Oo Dhawaan ciidamada Itoobiya Ay Ku Didileen Deegaanka Wardiinle Ayaa Ka Dhacay Magalada Baydhabo Daawo {Video} Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habinimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay
by Warsan Radio July 21, 2016Wararkii Habinimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay ee Soo Saarida Barnaamij ka Iyo Aqriska Waa Shukri bidhaan. Dhageyso:-Wararkii Habinimo Idacada Warsan Radioee Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay…
-
ganacasigaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Xaruunta Xubinta Ganacsiga Magaalda Baydhabo Wayriye Dhaayow,
by Warsan Radio July 20, 2016Baydhabo(Wadani News24) Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay.Hadaba mar aan wax ka waydiinay shaqsiyaad kuleh…
-
ARIMAHA BULSHADAmaqal iyo muqaalWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DAAWO MUQAALKAAN HEESTII CUSBEED OO NOOQAADAY ALFANAAN ABDULKADIR JOKER NEW DAAWASHO WACAN 2016
by Warsan Radio July 20, 2016DAAWO MUQAALKAAN HEESTII CUSBEED OO NOOQAADAY ALFANAAN ABDULKADIR JOKER NEW DAAWASHO WACAN 2016 DAAWO MUQAALKAAN HEESTII CUSBEED OO NOOQAADAY ALFANAAN ABDULKADIR JOKER NEW DAAWASHO WACAN 2016 was last modified: July…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Warka Subax Ee Warsan Radio Ee Magalada Baydhabo Janaay
by ATEERA July 20, 2016WRB:Dhageyso:Warka Subax Ee Warsan Radio Ee Magalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa Soo Aqriyey Waan Soo Saarey Wariye Siidcali muuse Maxamed (Ateera) Dhageyso:Warka Subax Ee Warsan Radio Ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso+Wareysi:Howlgalo Kadhan Ah urarka Al Shabaab Oo Dhawaan Laga Bilaawi Donaa Qeybo Katirsan Gobolka Baay
by ATEERA July 20, 2016WRB:Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Iyo Ciimada Amisoon Ayaa Mar Dhow Howlgalo Ka Dhan Ah Urarka Al Shabaab Waxaa Ay Ka Sameen Donaan Wadooyinka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:Howlgalo Kadhan Ah urarka Al Shabaab Oo Dhawaan Laga Bilaawi Donaa Qeybo Katirsan Gobolka Baay
by Warsan Radio July 20, 2016Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Iyo Ciimada Amisoon Ayaa Mar Dhow Howlgalo Ka Dhan Ah Urarka Al Shabaab Waxaa Ay Ka Sameen Donaan Wadooyinka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Warbixin Ku saabsan Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Xaalada Iyo Amaankeeda
by Warsan Radio July 20, 2016Waxaa Sii Adkaaneysaa Xaaladihii Ay Kujireen Shacabkii Ku Nolaa Degaanadaan Iyo Degmooyinka Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool Gaar Ahaan Gobolka Bakool Tan Iyo Markii Ciimada Dowlada Faderaanka Soomaliya Iyo Ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xaruunta Xubinta Ganacsiga Magaalda Baydhabo Wayriye Dhaayow,
by Warsan Radio July 20, 2016Baydhabo(Wadani News24) Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay.Hadaba mar aan wax ka waydiinay shaqsiyaad kuleh…
