Ciidamada Xooga Dalka somaliya , kuwa Ciidamad Boliska garka Konfur Galbeed . ayaa waxa ay howlagalo ay Ka sameen degano Hoos Yida Degmada Hudur ee Hurta Gobolka Bokol Cidamada aya waxaa , Dileen 2 sarkaal OO ka tirsan ururka al, shabab waxana ay Ku dileen tuula Xoos yimada Deeganka Ceelgaras , Gudoomiyah Degamada Tiyeeglow Maxamed Abdule Food cade , ayaa waxa uu Ka warbixiyey 2 sarkal Oo ay dileen waxana uu yiri
Maxamed Cabdule food Cade ayaa waxa kaloo Uu sheegey In ciidmada Xoga dalka iyo Ciidamda Boliska garka kgs , Habeen Iyo malin ay Howlgalo ka wadan Deegano iyo Degmoyin katirsan Gobolka Bokol
Sarkiishan ay dileen Cidmada Fadhiisanka Ku le degmada hudur ee haruunta Gobolka bokol ayaa waxa la sheegey ina ay axayeen Kuwa shacabka Ku nool deganadasi ay dhibatooyin ku hayeen .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen