Wafi Ka socoda Gudiga Gurmadka Abaarha Xeer Fadaral ayaa Soo gaarey magalada Baydhabo waxana ay kulan ay laqateen Gudiga abaraha Koonfur galbeed somaliya waxa keloo goobjoog kaha kunlunka Maamulka Degmada Baydhbao iyo Kusimaha madaxweynaha ahna waziirka beeraha iyo warabka maxamed xasan fiqi waxana Gudiga abraha Xeer fadaral Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ay soo gaarsiiyeen Lacaq Gaareysa 10500 Oo dalarka Mareenkaka .
waziirka Arimaha Gudaha Dowladaha Xoose C/raxaman adan sate aya markii uu kulunka soo dhamaadey warfidiyeenka u faafhiyey waxayaabihii ay kawada hadleen iyo ujeedka Gudiga abraha Xeer fadaral ay usoo gaareen magalada Baydhbao .
Lacaqtan ay soo agrsiiyeen Gudin ayaa waxa y ku soo aadeysaaa Xili ay abarodaran ay kajiraan Deeganada koonfur Galbeed iyagoon dadbadan ay u dhinteen Biyo Lacan .
Wariye feysal Dhayow Xuseen