labaatan iyo todobo Qoys oo ka soo Barakacy Deegaanka Gumuroow oo 12kii s Maarso soo Gaaray Baydhabo oo Xaaladdii ay ku yimaadeen Baydhabo Waxba iska badalin.
Qooysaskaan wali ma jirto cid u gargaartay oo u gaysay kaalmo tan iyo markii ay yimaadeen Kaamka ay ku noolyihiin oo ku yaala Suuqa xoolaha ee jahada Bari Magaalada Baydhabo.
Haddaba walaalaha Ka damwqanaya Qooysaskaan Abaarta hayso ee doonaya in uu wax taro waxaa uu booqan karaa kaamamkaas halkaasoo uu kula kulmi karo sida ay tahay xaalada Nololeed ee barakacayaashan ka soo orday Deegaanka Gumuroow oo #5km u jirta Magaalada Baydhabo.
Si aan u noqoto walaal caawiya qooysaskan baahan isku day in aad booqato kaamamka ku yaala Bariga Magaalada Baydhabo ee dhinaca Suuqa Xoolaha.
Waxaad raadisaa horjoogaha qoyskan oo la yiraahdo Madeey Rooboow Isaaq.