Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed
ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyay Wakiilka Midowga
Africa ee AMISOM Francisco Caetano Madeira iyo taliyaha ciidanka AMISOM
Ganaraal Subagle.
Maamulka G/baadir iyo Midowga Afrika ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta
caasimadda iyo hormarinta arrimaha bulshada.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed
ayaa sheegay in labada dhinac ay qorshe u sameyeen arrimah la xiriiro
shilalka ay xiliyada qaar geestaan ciidanka AMISOM.
Gudooomiyaha ayaa sidoo kale tilmamay inay ku heshiiyen in ciidannka AMISOM
ay si dhaqsi ah u soo wareejiyaan garoonka weyne ee Muqdisho Stadium,
isagoo xusay in gudo l